Home > Author > Abdirahman Habane
1 " Dulqaadku waa rafiiqa samirka waana waxa dhamaanteen inagu riixa in aynu dhabarka u ridano rafaadka hawsha inoo talaabinaysa biriishka hankeena si aynu u rumayno riyooyinkeena. "
― Abdirahman Habane
2 " Garaadku waa galad eebe garasho ahaan u guntiyo mid guyaal badan soo joogay & mid gallimo yar jirayba. "
3 " Joogtaynta qabashada waxa aad jeceshahay waa waa jaranjarada jagada aad jamatay. "